DAAWO Sawiarada Madaxweyne Siilaanyo oo cubitaalka ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo booday

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu cubitaalka International Hospital ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo boodo ah u jiifay ilaa Xalay Dhakhtarkaas, xaaladiisa caafimaadna ay aad u culustahay isaga oo koomo ku jira Suldaanku.

 

Madaxweynuhuna waxa uu ALLE uga baryey caafimaad sareecana oo degdega inuu siiyo kana dulqaado xanuunka suldaanka.

 

DSC_0002DSC_0008DSC_0010DSC_0011DSC_0018DSC_0019DSC_0023DSC_0026DSC_0196IMG_5133IMG_5137IMG_5152

 

 

 

logadagnn