DAAWO: Wasaarada Khayraadka Biyaha oo fulisay Tababar muhiim ah laguna baranayay biyo galinta iyo Tamarta laga dhaliyo Qoraxda.

Wasiirka wasaarada khayraadka biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiiyay arday dhamysatay tababar ku saabsan biyo galinta , sida tamar looga dhalin karo qoraxda iyo Mekaanik oo ay qabatay wasaarada biyuhu gacana ka gaystay hayada CARE.

Halkan ka Daawo .

logadagnn