DAAWO: Wasiirada Deegaanka iyo xanaanada Xoolaha oo kormeer kusoo maray Banka Qoolcaday iyo Gunburaha oo rooban.

Wasiirada wasaarada deegaanka Shukri xaaji Baandare iyo Wasiirka xanaanada xoolaha mudane Cumar sheekh Maxamed ayaa kormeer kusoo maray banka Qoolcaday iyo Gumburaha oo roobku ku da,ay xoolo badanina iskugu yimaadeen.

Halkan ka Daawo.

logadagnn