DAAWO: Wasiirka diinta iyo Awqaafta oo khudbad qiimo badan ka jeediyay magaalada Arabsiyo.

Wasiirka wasarada diinta iyo awqaafta JSL mudane sheekh Khaliil Cabdillahi Axmed ayaa kudbad ka jeediyay mid kamida masajidada Arabsiyo ,waxaanu khudbadaa kaga hadlayay faaiidada ku jirta bisha shacbaan .

Halkan ka Daawo.

logadagnn