DAAWO: Wasiirka Ganacsiga iyo Gudomiyaha Baanka dhexe oo Berbera ka bilaabay dardar galinta isticmaalka shilinka Somaliland.

Halkan ka daawo wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Mudane Muse Qasim iyo Gudoomiyaha Baanka dhexe Cabdilaahi xaji Jaamac ayaa maanta ka qayb galay kulan lagu qabtay magalaada Berbera oo lagu dardar galinayo isticmaalka shilinka Somaliland.

logadagnn