DAAWO:Jabuuti oo Ciidamo Horleh u Diraysa Somaliya iyo Su’aalaha Dul-heehaabaya.

 Dalka Jabuuti ayaa ciidamao horleh ku xoojinaya ciidankii ka joogay Somaliya hadaba arintan ayaa la iska waydiinayaa su’aalo guudahaan mashruuca lagu sheego nabad ilaalinta gaarahaana waxtarka ciidanka jabuuti oo gobalka ay joogaan ku dagaalamayaan laba beelood oo kala ah beesha Xassan Sheikh iyo beel kamida beelaha dirta,kuwaa soo ilaa hada aanay ciidamada Jabuuti ka qaban wax la taabankaro