DEG DEG : Daawo Madaxweyne Al bashiir oo lagu xayiray wadanka South Afrika.

Maxkamad ku taala wadanka South Afrika ayaa soo saartay amar ka hor istaagaya madaxweyne Xasan Al bashiir in uu ka baxo wadanka South Afirka oo uu kaga qayb galayay shir madaxda Afrika lahaayeen.

Maxkamada danbiyada dagaalka ayaa ka codsatay dalka South Afrika inay xidhaan madaxweynaha.

Daawo warbixin arintaa ku saabsan.

logadagnn