DHAGAYSO:Caruurta Derbi Jiifka Maraykanko oo Koru Dhaafay 2.5 Milyan

Dalkan Maraykanka waxaa ku nool illaa Laba Million iyo badh oo caruur derbi jiif ah sida laga soo xigtay xarunta qaabilsan arimaha dadka aan guryaha lahayn, caruurtan ayaa ku nool guud ahaan dalkan Maraykanka.