Kulan Balaadhan oo Loo Qabtay Gabagabdii Koobkii Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacadda Camuud oo Ka Dhacday Barxada Jaamada + SAWIRO.

Boorama(GNN)-Waxaa Xalay La soo gababeyey koobkii kuliyadda cafimadka jamcada camuud oo lagu bixineyey abalmarino kooxdii koobka qaday iyo kooxdii laga qaday iyo waliba sido kale ciyartooyadii ugu wnagsana intii koobku socoday .

ugu horayn waxaa halkaasi ka hadalay gudmiyaha koobka sahal omane sido kale shegayinti kooxod ee ka soo qayb gashay una mahceiyey sida quruxda badan ee ay uga qayb qateen .

 IMG_5561
waxaa isaguna halkasi ka hadlay dhiinka kuliyada ilkaha abdirashiid isaguna shegay inuu ka maqnaa wadanka balse hadana uu la socoday siday wax usocodeen ayaa ad ugu mahdcelieyy dhaman kooxaha ka soo qayb galay koobka kuliyada cafimadka shegayna iney hormar badan sameeyaan .
isku soo wada duuduboo halkaasi waaa hadaydo lagu gudoonsiyey dhalinyaradii ka qayb gashay koobka iyo kuwii kku gulaystay .
IMG_5562IMG_5563IMG_5564IMG_5565IMG_5566IMG_5567IMG_5568IMG_5570IMG_5571IMG_5573IMG_5576IMG_5583IMG_5585IMG_5587IMG_5588IMG_5589IMG_5590IMG_5591IMG_5592IMG_5593IMG_5595IMG_5596IMG_5597IMG_5598IMG_5599IMG_5601