Liiska Xildhibaannada Baarlmaaanka Maamul-goboleedka Galmudug oo Lasoo Dhameystiray.

Tirada xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug oo ah 89-xubin, waxaana lasoo gudbiyay 88-xildhibaan oo ka mid ah; iyadoo lagu sheegay warbixinta soo bandhiga xildhibaannadan in hal mudane uu ka dhiman yahay, kaasoo aan la sheegin xilliga la shaacin doono magacaabiddiisa.

LIISKA XILDHIBAANNADA BAARLAMAAANKA MAAMULKA GALMUDUG;

No Magaca Beesha Degmadda
1 Maxamed Mire Axmed Madhibaan Dhuusamareeb
2 Maxamed Xassan Xuseen Madhibaan Cadaado
3 Khadiija Cadaan Jimcaale Tumaal Ceeldheer
4 Cabdulqaadir Cabdullaahi Bariise Murusade/Habaradinle Galhareeri
5 Garaad Yuusuf Maxamuud Murusade/Habaridinle Galhareeri
6 Cabdikarin Macalin Axmed Murusade/Abakar/Israfil Ceelbuur
7  Maxamed Geedi Cawaale Murusade/Abakar/Saciid Ceelbuur
8  Cabdikarin Cumar Axmed Murusade/Cabdalle Galhareeri
9  Mahad Sheekh Cali Cibaar Murusade/Cabdalle Galhareeri
10 Farxiya Xasan Cali Murusade/Habar ceeno Ceelbuur
11 Cabdullaahi Maalin Gaafow Murusade/Habar ceeno Ceelbuur
12 Salaad Axmed Ceynte Murusade/Habar ceeno Ceelbuur
13 Cumar Maxanuud Mahadalle Murusade/Habar Maxamed Ceelbuur
14 Cali Gacal Casir Murusade/Habar Maxamed Ceelbuur
15  Cabdiwali Aadan Cabdi Surre/Fiqa-muxumad Balanbale/Xeraale
16 Cabdirizaaq Xuseen Maxamuud Surre/Fiqa-muxumad Balanbale/Xeraale
17 Bashiir Axmed Xuseen Surre/Cabdalla Saleebaan Galgacyo
18 Xareed  Cali Xareed Surre /Qubeys Galgacyo
19 Canab Maxamed Cosoble Surre/Qubeys Xarardheere
20 Cabdullahi Xersi Maxamed Surre /Qubeys Hobyo
21 Max’ud Aaden Cusmaan Waceysle/Caligaaf Galcad
22 Cabdullaahi Imaan Afrax Waceysle/Absuge Ceeldheer
23 Yoonis Muxudiin Xaaji Max’ed Waceysle/Maxamedcadde Xarardheer
24  Cabdullahi Xirsi Wardhere Waceysle/Cabdiraxman Ceeldheer
25 Mukhtaar Macalin Cabdullaahi Waceysle/Marrooyin Ceeldheer
26 Sh. Ciise Macow Gacal Waceysle/Abdi Macalin Galcad
27 Cali Xasan Cali Calasoow Waceysle/Dhegaweyne Galcad
28 Hassan Cabdullaahi Maxamed Habargidir/Saleelbaan Hobyo
29 Maxamed Hasan Geelle Habargidir/Saleelbaan Cadaado
30 Mahad Cilmi Cali Habargidir/Saleelbaan Cadaado
31 Cabdullaahi Faarax Jimcaale Habargidir/Saleelbaan Hobyo
32 Cabdullahi Cumar Maxamud Habargidir/Saleelbaan Cadaado
33 Faysal Axmed Cabdulle Habargidir/Ceyr Xarardhere
34 Yuusuf Xassan Cali Habargidir/Ceyr Dhuusamareeb
35 Nuur Cali Sahal Habargidir/Ceyr Balanbale
36 Xuseen Xirsi Shidane Habargidir/Ceyr Balanbale
37 Cabdirashiid Yuusuf Axmed Habargidir/Ceyr DXarardhere
38 Axmed Yuusuf  Ciyoow Habargidir/Ceyr Dhuusamareeb
39 Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey Mareexaan/Reer Warsame Balanbale
40 Farxiyo Cabdullaahi Sheekhdoon Mareexaan/ Reer Dalal Caabduwaaq
41 Bashiir Diiriye Shariif Mareexaan/Reer Dalal Caabudwaaq
42 Xassan Ali Dhuux Maxamuud Mareexaan /Reer Xersi Caabudwaaq
43 Duraan Cali Fareey Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
44 Cabdi  Xaashi Jaamac Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
45 Cabdullaahi Xaashi Warsame Mareexaan/Reer M. Guled Caabudwaaq
46 Dr. Cabdisalaan Diini Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
47 Bosteeyo Jaamac Cali Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
48 Cabdixakiin C/llaahi Warsame Mareexaan/Reer Nuur Balanbale
49 Nadiif Maxamed Guuleed Mareexaan/Celi Caabudwaaq
50 Cabdi Sugulle Guuleed Mareexaan/Reer Siyaad Xuseen Caabudwaaq
51 Axmed Sheekh Yuusuf Habargedir/Saruur Xarardheere
52 Daahir Cabdi Shiiqoow Habargidir/ Saruur Xarardheere
53 Liibaan Cabdullaahi Xasan Wadalaan/Cali Kuulle Ceeldheer
54 Dr. Maxamed Cabdullaahi Cali Xaskul/Cabdi Idde Xarardheere
55 Caasho Maxamed Warsame Duduble/Qadhoob Xarardheere
56 Axmed C. Max’ed Cago Madow Duduble/Maxamed Camal Ceelbuur
57 Xasan Maxamed Axmed Geedi Dudble/Aarsade Ceelbuur
58 Bile Maxamuud Diiriye Dudble/Maqlasame Ceelbuur
59 C/llahi Xassan Maxamed Xayle Dudble/celi Dhuusamareeb
60 Xirsi Axmed Maxamed Carab Saalax Gaalkacyo
61 Abuukar Warsame Cali Saruur Xarardheere
62 C/llaahi Cabdi Cabdulle Duduble/ Awradeen Celbuur
63 C/naasir Axmed Yuusuf Surre/ Qubeys Hobyo
64 Maxamed Cilmi Afrax Duduble/ Maxamed Camal Celbur
65 Maxamed Cabdi Guuleed Afrax Duduble/Maqalsame Dhusamareeb
66 Maxamed Tahaliil Biixi Mareexaan/ Reersiyaad Balanballe
67 Maxamed Xuseen Tahaliil Cali Sacad/ Culus Cadaado
68 C/dahir Maxamed Xirsi Aadan Sacad/ Wuqujire Galkacyo
69 C/qaaddir Cali Diirshe Cumar Sacad/Wuqujire Hobyo
70 Liibaan Cabdi Cali Mareexan/ Reer Siyaad Xuseen Dhusamareeb
71 Daahir Weheliye Siyad Saruur/ Cali weheliye Xarardheere
72 Maxamed Shiikh Axmed Maalin Saruur/ Cali weheliye Xarardheere
73 Maxamed Faarax Aadan Mareexaan/ Celi Dhusamareeb
74 C/weli Cali Maxamuud Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
75 Qaasim Maxamed Cali Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
76 Muxyadiin Axmed Maxamed Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
77 C/kariin Maxamed Cusmaan Ciiro Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
78 C/qani Aadan Garagaar Surre / Cabdalle C/waaq
79 Maxamed C/qaadir Xaashi Sacad/ Wuqujire Galkacyo
80 Maxamed Cabdi Faarax Sacad/ Cabdalle Cadaado
81 Maxamed Axmed Max’ed Afrax Waceysle/ Haaruun Galcad
82 Maxamuud Diini Xasan Sacad/ Odow Galkacyo
83 Muxyadiin Sh. Cabdullaahi Shiikhaal/ Loobage Caabudwaaq
84 C/raxmaan Xuseen Faarax Mareexaan/ reer Guuleed Faarax Dhuusamareeb
85 Cabdi Xasan Cilmi Saleemaan / Maxamed Cabdi Xarardheere
86 Axmed ShiikhNuur Warsame Beesha Shanaad/ Madhibaan Galkacyo
87 Maryan Cali Abtidoon Saleemaan/Abukar Hobyo
88 Faadumo Cabdi Weheliye Saruur Xaradhere

 

 

 

logadagnn