Madaxweynaha JSL oo xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Dalka Denmark u fadhiyey Kenya + SAWIRO.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley safiir Dalka Denmark u fadhiyey Kenya Ambassador Geert Aagaard Andersen, una qaabilsanaa Somaliland iyo Somaliya.