DAAWO:Marxuum Suldaan Maxamed Xasan oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalda Hargaysa + SAWIRO.

Allaah Haw U Naxariistee waxa as Qaran Magaaladda Hargeysa loogu sameeyay Marxuum Suldaan Maxamed Xasan oo xalay ku geeriyooday Cusbitaalka Guud ee Magaaladda Hargeysa.

Aaska Marxuumka ayaa waxa ka soo qayb galay Siyaasiyiinta, sulaadiin, cuqaal, ganacsato iyo dadweyne kale oo aad u tiro badan, waxaanay ilaahay uga baryeen marxuumka in uu naxariistii janno ka waraabiye.

dadka aaska ka qayb galay ayaa ka markhaati kacay wanaagii Marxuumka, waxaanay eheladii iyo shacabka somalilandba ka tacsiyadeeyeen geerida naxdinta leh.

54321