TACSIi: Geeridii naxdinta laheyd ee ku timid C/rashiid Cali amaan oo ku geeriyoodey Dalka Holland.
- Axmed Aadan Mooge,xaaskiisa,Caruurtiisa
- Ismaaciil Maxamed Ildab
- Maxamuud Cumar Buux
- Xasan Xuseen Shide
- Xuseen Axmed Caydiid
- Muxumed Jaamac Axmed
- Maxmed Cismaan Sheekh
- Cabdisalaan Cali Cabdi
- Aadan Xasan Cumar (Aadan-Faraz)
- Maxamed Xaashi Bacado
- Cabdi Cismaan (Cabdi Dhoore)
- Maxamuud Mowliid
- Ikraan Dayib
- Cumar Aw Cabdi
- Eng Cabdisalaan Aadan Askar
- Nagiib Cabdi Askar
- Faarax Gorse Axmed
- Maxamed Cabdi
- Axmed Cabdi Jeex
- Cabdifataax Ismaaciid Daahir
- Guuled Ismacil Sheekh Cumar
- Cabdirashiid Ismacil Sheekh Cumar
- Axmed Indha-cade
- Mawliid Muuse
- Axmed Xasan
Dhammaantood oo degan Bristol UK waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle-ha-u naxariistee Marxuum Cabdirashiid Cali Amaan oo ku geeriyooday Wadanka Netherlands, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu Naxariistii Jano ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna Ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo.
Sidoo kale waxa tacsi ka diraya
- Mudane Ahmed Ali Godir, La taliyaha madexweynaha dawlada hoose
- Daaa’uud Cabdilaahi Gilingil Safiirka Ireland
- Ganacsade Siciid Maxamed Adan Ali Goodir
- Mustafe Goodir
- Muse Abdi Ali Goodir
- Abdirahman Jabane
- Sahal Dahir Godax
- Faysal Muxumed Aadan
- Cabdiraq Xariir
- Musftafe Jamac Ducaale Suldanka
- Jamac Buraale Diriye Magan
- Ali Buraale Diraale Magan
- Amina Maxamed Adan Goodir
- Nasra Ahmad Adan
- Cawil Cabdi Goodir
- Nasir Ahmed Adan
- Halataa Muuse Warsame
- Qalib Hussein
- Maxamed Xusen Ciraale
- Caydiid Ali Ahmed
Dhamaan dadkaasi oo kala jooga Yurub iyo America waxay tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuun Cumar Haji Ducaale Axmed Yare oo maanta ku geeriyooday Somaliland, waxaanay Ilaahay ug Ilahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna Ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo.