Waa Maxay Autism oo dhawaanahan ku soo badanaya carruurteena Qurbaha?

Autistic Specrtrum Disorder (ASD), waa Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, kaas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman ama uu la nool yahay.

Bal muuqaalkan yar ila daawo si aad macluumaad uga faa’iidaysato

logadagnn