WAR DEG DEGA:Weerar Lagu Qaaday Xarunta Ciidanka Sirdoonka Somaliya iyo Dagaal Xoogan oo Wali Socda.

Qarax wayn ayaa saaka laga maqlay badhtamaha magaalada Muqdisho, meel aan sidaa uga fogayn xarunta taliska sirdoonka.

Wariyaha BBC-da ee magaalada Muqdisho Maxamad Ibraamin Mocalimuu ayaa waxa uu sheegay in ilaa iyo hadda la maqlayo dhawaqa rasaasta.

Al-shabaab waxa ay sheegeen in ay gudaha u galeen xarunta sirdoonka oo ay hadana gudaha kula dagaalamayaan ciidammada dawladda.

Warka oo Faahfaasan Kala Soco Gabiley.Net