DAAWO:Xarunta Hido Dhawr ee Magaalada Hargeysa oo Lagu Xusey Maalinta Xoriyada Jabuuti

DAAWO Xarunta Hido Dhawr ee Magaalada Hargeysa oo Lagu Xusey Maalinta Xoriyada Jabuuti iyadoo ay hageysey fanaanada Sahra Halgan oo iyadu madax ka ah Xarunta.

Gabiley News Network(GNN)