Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland oo Gaadhay Degmada Widhwidh.

Degmada Widh-widh ayaa hore waxa ugu sugnaa Qayb ka mid ah Ciidamada Qaranka Somaliland, halka kuwa shalay gaadhayna ay sii hoojinayeen.

Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa sida caadadu tahay waxay kormeer ku gala bixiyaan Gobolada Somaliland iyaga oo sugaya amaanka Dalka.

 

 

logadagnn