DAAWO: Halkee ayuu khilaafka Jaamacadu salka ku hayaa+Xukuumada,Booliska iyo mucaaradka oo ka hadlay.

Jaamacada Hargeysa ayaa saaka rabshado balaadhani ka dhaceen,Iyadoo waraaqihii imtixaanka la boobay,Baabuurna la jajabiyay.

Waxa arintaa siyaalo kala duwan uga hadlaya Xukuumada ,Booliska iyo mucaaradka

logadagnn