Daawo: Jawaabaha su,aalaha Ramadaanta oo xiisa leh iyo sheekh Dirir oo si waafi ah uga jawaabaya.

Daawo su,aalaha ramadaanta oo sheekh Dirir ka jawaabayo su,aalo aad u xiiso badan.

“Diimuhu way siman yihiin oo xaga Rabbi ayay ka wada yimaadeen, tii aad qaadataaba waa kuu tii kale”
“Reer yurub waxay horumarka gaadheen markii ay kiniisadda iyo dawladda kala saareen, innaguna jeeroo aynu masaajidka iyo dawladda kala reebno meel gaadhi mayno”

Arrimahaas oo maalmahan doodo laga dhaliyo iyo waydiimo kale oo badan ayuu shalay Sh Maxamed Sh Cumar Dirir ka jawaabay.

Daawasho wacan.

logadagnn