DAAWO Maayka Gabiley Oo Kala Qayb Galay Naadiga Akhristayaasha Timacadde Bandhig Suugaaneed Ay Xalay kusoo bandhigeen suugaanta abwaanka da,ada yar ee Amiin Cumar Bakhad

Gabiley(GNW)Maayarka Degmada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi Ayaa Kala Qayb Galay Naadiga Akhristayaasha Timacadde Bandhig Suugaaneed Ay Xalay kusoo bandhigeen suugaanta abwaanka da,ada yar ee Amiin Cumar Bakhad oo lagu qabtay Hoolka Dawlada Hoose ee Gabiley.

naadiga.2

naadiga
Munaasibadaasi oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kale oo kasoo qayb galay dhalinyarta waxka barata jaamacadaha dalka, iskuulada gobolka, haween, aqoonyahan kale oo aad u tiro badan. Halkan Ka Daawo Warkasi Oo Faahfahsan

Gabiley News NETWORK

Office Togwajaale

Gabiley News NETWORK Gabiley.NET
CONTACT gabileynews@gmail.com