DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo oo dadweynaha Ceerigaabo meel Fagaare ah kala hadlay.

Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa gaadhay magaalada Ceerigaabo halkaas oo si wayn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha.

Halkan ka Daawo.

logadagnn