DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo oo Hambalyo u diraya umada muslimiinta gaar ahaan shacabka Somaliland.

Halkan ka Daawo Madaxweynaha JSL mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Hambalyo ku aadan Ciidul fidriga u diraya shacabka Somaliland iyo guud ahaan umada muslimiinta ah.

logadagnn