DAAWO: Sadexda Xisbi qaran oo kulan la qaatey komishanka doorashooyinka+Wakhtigii diiwaangalinta doorashadu bilaabmi lahayd oo dib u dhacaya.

Halkan ka Daawo sadexda xisbi qaran oo ka hadlay kulan ay maanta la qaateen gudida doorashooyinka qaranka ,iyadoo gudidu xisbiyada ku war galisay in wakhtigii ay diiwangalinta qaban lahaayeen dib u dhac ku imanyo.

Halkan ka Daawo

logadagnn