DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo ka hadlay Sharcinimada kursigiisa iyo Cambaareyn uu u diray mucaaridka.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo saaka safar ugu baxay Gobolada bariga ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay saaka Hargeysa waxa uu markii u horeysay ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo arimaha doorashooyinka ,waxa kale oo uu Cambaarayn iyo hanjabaad u jeediyay mucaaridka.

Halkan ka Daawo

logadagnn