Daawo: Warancade oo ka hadlay xaalada Dalka ,Mucaaradkana Baaq u diray.

Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha JSL mudana Cali Maxamed Warancade ayaa ka waramay xaalada dalka iyo amaanka waxana uu baaq udiray mucaaradka isagoo shacabkana ku amaanay sida ay nabad galyada u ilaashadaan.

Halkan ka Daawo.

logadagnn