DAAWO: Warqad sir ah oo lagu xasuuqayay shacabka Somaliland, 28 sano ka horna la fashiliyay oo Hargysa lagu soo bandhigay.

Warqad xambaarsan macluumaad badan oo la rabay in lagu xasuuqo shacabka Somaliland 28 sano ka hor ayna fashiliyeen laba muwaadin oo ree Somaliland ah ayaa lagu soo bandhigay magalaada Hargaysa, waxana ku kulmay masuuliyiin badan oo xisbiyada iyo xukuumadaba ka tirsan.

Halkan ka Daawo-

logadagnn