Daawo: Wasiir Cali Xaamud oo beeniyay in khilaaf u dhexeeyo madaxda ugu saraysa qaranka.

Wasiirka xidhiidhka golayaasha Somaliland mudane Cali Xaamud ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay khilaaf qaar kamid ah xildhibaanada Wadani sheegeen inuu ka jiro madaxtooyada.

Halkan ka Daawo.

logadagnn