Daawo: Xildhibaan Xaamud oo weeraray C/raxman Cirro shirkii mucaaradka+Taageerayasha Wadani oo qaylo iyo sawaxan ku jawaabay.

Xildhibaan Xaamud oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa si ba’an u weeraray Gudoomiye Cirro ,isagoo sheegay inuu danbiga dib udhaca doorashada qayb ku leeyahay.xildhibaanka ayaa hadalkan ka jeediyay saaka shirka mucaaradka uga socday Hargeysa.

Dhinaca kale taageerayaasha xisbiga wadani ee madasha fadhiyay ayaa qaylo iyo sawaxan kaga jawaabay hadalka xildhibaanka .

Daawo sida wax u dhaceen.

logadagnn