Daawo: Xukuumada & Madax Dhaqameed Ku Hawlan Xalinta Shaqaaqdii Guumays ee Gobolka Sool.

Wasiirka wasaarada Hawlaha guud Mudane C.rasaq Khaliif Axmed iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil iyo wafti kale oo fara badan ayaa gaadhay deeganka Guumeys ee gobolka Sool si ay qayb uga noqdaan xal laga gaadho shaqaaqa ka dhacday bishan Ramadaan bilawgeedii.

Halkan ka Daawo-

logadagnn