DAAWO:Kulan qaddo farxadeed ka qabsoontay Xarunta daryeelka Caruurta Maxamed Mooge ,Wasiiro iyo Caruurta agoonta oo madal ku wadaagaya qaddo.

Koox ka mid ah Gollaha wasiirada Somaliland ayaa maanta booqday ,xarunta lagu xanaaneeyo caruurta darbi jiifka ahayd ee Maxamed Mooge ,waxaanay la qadeeyeen caruurta yaryar iyagoo saxan kaliya cunto ku wada cunay,Kulanka ayaa waxa soo qaban qaabisay wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland.

Halkan ka Daawo.

logadagnn