Daawo:Madaxweyne Siilaanyo oo caawa soo gaadhay Burco si wayna loo soo dhaweeyay.

Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo maalmahan ku sugnaa gobolka Sanaag ayaa caawa soo gaadhay magaalada Burco ,waxana halkaa kusoo dhaweeyay dadweyne aad u fara badan.

Halkan ka Daawo.

logadagnn