Shan Wadan Oo Waaweyn Oo Uu Ku Jiro Sucuudigu Ayaa ku Dhawaaqy in Ay Ciid Tahay Barri.

Wadamada Sucuudiga ,Qadar,Malaysia ,Indonisia iyo Turkiga ayaa ku dhawaaqy in ay beri oo Jimce ah tahay maalinta koowaad ee ciidal fitri .allah ha inaga aqbalo acmaashii bisha Ramadaan.

Xukumada S.land ayaa iyadna goor dhaweyd ku dhawaaqdey in somaliland in bishii laga arkey degmada buuhoodle iyo deegaano kale sidaana ay ciid ku tahey

Ciid mubaaark ayaanu leenahay dhamaan akhristayaasha shabakada Gabiley.Net meel kasta oo dunida ka joogtaan.

kulu caam wa antum bikheeyr.

logadagnn