Isbahaysiga Labada Xisbida ee UCID iyo WADANI oo shir jaraa’id ku qabtay Bristol

Bristol (Gabiley.net) Isbahaysiga Labada Xisbida ee UCID iyo WADANI oo shir jaraa’id ku qabtay Bristol xalay ayaa waxay si weyn u taageereen in shirka qaran ee ay ku baaqeen xisbiga mucaaridka Somaliland si weyn ay u taageersan yihin.

wadaniucidlogadagnn