DAAWO Warbixin Xiiso leh Go’aankii Wakiiladu Ku Diideen Wareejinta Haamaha Berbera+ Dareenka Xukuumada ,Salaadiinta iyo Gudomiyaha Haamaha.

Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa saaka diiday in Haamaha shidaalka Berbera cid gaar ah lagu wareejiyo.

Waxa hadaba Go’aankaa ka dareen celiyay Xukuumada,Salaadiinta iyo Gudoomiyaha Haamaha .

Halkan ka Daawo.