Cabasho Xoogan Oo Kasoo Yeedhay Haweenka Muruqmaalka Ah Ee Ka Ganacsada Hilibka Magaalada Hargeisa.

Hargeisa(GNN) Halkan Ka Daawo Haweenkan Danyarta Ah Oo Ciidamadu Dhibaatooyin u Geysteen Saaka Kadib Markii Ay Shaqo Joojin Sameeyeen, Kadib Markii Ay Shirkadii Hilibka U Qalijirtay Ay Ku Libinlaabtay Lacagtii ay Ka Qaadi Jireen, Halkan Ka Daawo Dhacdadan.

Log1