Daawo Cuqaasha Iyo Oday Dhaqameedka Gobolka Gabiley Oo Xukumada Ku Taageeray inay Wareejiyaan Haamaha Shidaalka Ee Magalada Berbara

Gabiley(GNN)Cuqaasha Iyo Oday Dhaqameedka Gobolka Gabiley Ayaa Xukumada Ku Taageeray inay Wareejiyaan Haamaha Shidaalka Ee Magalada Berbara Cuqashan Iyo Odayaashan ayaa Shir Jarid Oo Ay Ku Qabteen Hotel Xaaji Askar Ee Magalada Gabiley ku Sheegay inay Xukumada Ku Taageersan Yihiin inay Hamaha Shidaalka Ee Barbara Ku Wareejiso Shirkad Madax Banaan .

Halkani Ka Daawo Warkaasi Oo Dhamaystiran

 

 

 

Gabiley.Net

Gabiley Office