Daawo Gobolka Gabiley Maha Gobol Ee Waa Mala Awaal Waayo Waxay Hoostagtaa Gobolka Maroodi jeex….Aqoonyahan Xamse C/raxamaan Khayre

Gabiley(GNN)Wasiirku Xigeenka Wasarada Ciyaraha  Yusuf Cismaan Garas Ayaa Xilkii U,kala Wareejiyay isuduwihii Hore Wasarada Cafimadka Gobolka Gabiley Iyo Isuduwaha Cusub Ee Loo Soo Magacabay Wasaradasi.

 

 

 

Gabiley.Net