DAAWO Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Gaabsaday Su’aalo Suxufiyiintu Ka Waydiiyeen Xaaladdaha Dalka

Hargeysa(GNN)Guddoomiyaha aqalka guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa difaac adag ka galay su’aalo suxufiyiintu ka waydiisay murannada siyaasadeed ee dalka ka jira iyo aragtiyihiisa dhawr arrimood oo uu ka gaws adaygay