DAAWO-Gudoomiyaha Awal Galbeed Yusuf Cilmi Ayaanle iyo Siyaasi Aadam Maxmaed Xaaji oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Xildhibaano Ka Tirsan Gobolka Awdal.

Gabiley(GNN) Haday Siyaasiyiintayadii Jawaabiwaayeen oo Ay Wasiiradayadii Jawaabiwaayeen,oo ay Xildhibaanadayadii Jawaabiwaayeen Waxaan Dadwaynha Reer Gabiley Ee Sharafta Leh Ugu Baaqayaa inay Isugu Imaadan Shir Ay Kaga Tashanayaan Aayahooga Waayo Waxa Lamarayaa Maata In La Yidhaado Gobolka Gabiley Waxa uu Ka Tirsanyahay Gobolka Awdal. sidaa Waxa yidhi Gudoomiyaha Awal Galbeed Yusuf Cilmi Ayaanle Warkaasi oo Dhamaystiran Daawo