DAAWO: Milicsiga Ballan-qaadyadii Dhicisoobay ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Diiwaanka Weedho Laga Guntay oo Fashilmay.

Hargeysa(GNN- Madaxweynaha Somaliland ee haatan talada haya Axmed M. M. Siilaanyo ayaa sanadii 2004 Xilligii Ololaha Doorashooyinkii Golahan Baarlamaanka, sameeyey Balanqaadyo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Madaxbanaanida Baarlamaankan ay hadda baabiisey Xukuumadiisu .

Xilligaa waxa uu ku sugnaa dalka Maraykanka, waxaanu sheegay inay rabaan in Baarlamaankani noqdo mid la xisaabtami kara xukuumada. Sidoo kalena aan la iibsan karin, fuliyana sharciga Dastuurka iyo Balanqaadyo kale, kuwaas oo dhamaantood dhicisoobay.
Halkan hoose ka daawo:

 

 

 

 

 

Gabiley.Net

Gabiley ofice