Daawo Muuqaal: Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Oo Ka Hadlay Khilaafka Madaxtooyada iyo Wakiillada

Hargeysa(GNN)Guddoomiyaha maxakamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in muranka madaxtooyada iyo wakiillada u dhexeeyaa yahay mid siyaasadaysan sidaas darteedna aanay hadda ahayn hawl u taala, balse garsoorku xaaladdaha taagan ee dalka uu xaq u leeyahay inuu faro galiyo.