DAAWO Muuqaal:-Yaa Daadahayn Kara Somaliland?

Hargaysa(GNN):-Muuqaalkani waxa uu ka hadlayaa oo uu raadinayaa cidda dhab ahaan daadahayn karta qarankan Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanna erayada muuqaalkan ku jira in cidkastaaba ay Madaxtinnimo dooni karto, hase-yeeshee ay Somaliland u baahan tahay qof Xilkas ah oo tunka u rita mas’uuliyadda balaadhan ee hogaamintu leedahay.

Haddaba, muuqaalkaas oo dhammaystiran halkan hoose kaga boggo: