Daawo Sawir Gacmeed uu Farshaxaniste Ka Sameeyey Dhacdadii Fuusha Xumeyd Ee Ka Dhacday Golaha Wakiilada Somaliland

Hargeisa(GNN):-  Sawir aad u Layaab Badan oo Dadku Aad Ula Dhaceen ayaa nin Farshaxaniiste Ah Ka Sameeyey Dhacdadii Ugubka Ahayd Ee ka Dhacday Maanta Golaha wakiilada Somaliland Daawo Sawirka iyo Qaabka uu u Sharaxayo Dagaalkii iyo Gadoodkii Xildhibaanada

.11990374_10153117112301711_5382347517126206421_n

 

Hargeisa somaliland

Gabiley News Network