Daawo Shansano Ka Hore Madaxweyne Siilaanyo”Waa In Lala Xisaabtamaa Maamulka Shiciboow”

Hargeisa(GNN) Muuqaalka OO kamid khubadahii madaxeyne siilaanyo wakhtigii uu mucaaridka ahaa ayaa uu xukuumadii daahir rayaale ku eedayn jiray in aan lala xisaabtamin isagoo wakhtigaasi shacabka ugu baaqayey inay kuwa la xisaabtamayaa yihiin  iyaga.