DAAWO: Wasiir Cukuse oo Ka jawaabay Hadalkii Riyada ahaa ee Xasan Sheekh Muqdisho ka sheegay.

Halkan ka Daawo Wasiirka wasaarada Warfaafinta Cabdulahi Maxamed Dahir Cukuse oo ka jawaabay hadal shalay kasoo yeedhay madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamud oo sheegay in Somaliland qayb ka tahay shirka wada tashiga ee Muqadisho ka socda.

Gabiley.net