Doowo Uruka Mutadawaciinta Ah Ee Samakaal Ee Gacanta Ku Haya Cisbitaalka Dhimirka Ee Magalada Gabiley Ayaa Maanta La Soo Gaadhsiiyay Deeq Furaashyo Ah

Gabilwy(GNN) Uruka Mutadawaciinta Ah Ee Samakaal Ee Gacanta Ku Haya Cisbitaalka Dhimirka Ee Magalada Gabiley Ayaa Maanta La Soo Gaadhsiiyay Deeq Furaashyo Ah
Waeejinta Deeqdani oo ay Goob jog Ka Ahaayeen Mayarka Gabiley Amiin Cumar Cabdi Gudoomiyaha  uruka Samakal iyo Xubno ka mida isla Uruka Samakal iyo Marti sharaf Kale oo aad u tirio Bdan
Waxa ugu horayn ka hadlay Halkaasi Safiya Muxumed Axmed oo kamida urur qurbajooga ah ee alkhayriya keentayna deeqdani Halkan Ka Daawo Warbixintasi Oo dhamaysan

 

Log1

Gabiley Office