Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Maxamed Cali Xirsi Ubaama Oo kor Meer Ku Tagay Magalada Gabiley

Gabiley(GNN)Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Maxamed Cali Xirsi Ubaama oo ay Wahelinaayeen Xubno Kamida Gudidaasi ayaa kor Meer Ku Yimid Magalada Gabiley ee xaunta gobolka gabiley

 

 

 

Gabiley.Net

Gabiley Office