Daawo Sawirada Wafti Balaadhan Oo Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood Ee Gobolka Sool.

Waftigan Ayaa Waxa Hogaaminaya Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Waxaana Wehelinaya Wasiirka Hawlaha Guud Cabdrisaaq Waxayna Dhagax Dhigeen Tarminaalo Casriya Oo Laga Dhisayo Madaarka Magaalada Laascaanood Iyadoo Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland uu Ku Wareejiyay Dowlada Hoose Ee Laascaanood Gaadhi Dabdamisa Iyo Waliba Baabur U Ku Shaqeyn Doono Agaasimaha Wasaarada Duulista Ee Gobolka Sool

                   Log11