Innaa lilaahi wa innaa ilaahi raajicuun.

Gabiley(GNN) Mulkiilaha Telefishanka Bulsho TV Eng: Cali Faarax Xarbi,Maareeye;Mustafe Axmed Daahir, Agaasime:C/rashiid Nuur Waceys,Madaxa Wararka:Khadar Macalin Deeq,Siciid khaddar C/laahi,Nagiib C/laahi Colaad,Cumar Aw Cali Axmed,Axmed Cali Galaal,C/raxmaan Muxumed (Fantastic),C/raxmaan Ibnu Xirsi,Sakariye Sudaysi,Cali-mahdi Jibriil Xasan,C/wali yuusuf, Fu,aad Kaariye, Cabdi Axmed Cabdi,C/wali Axmed (Beeyo), Xasan Sulub-Ugaadhyahan (Bare), Xasan Guray,C/salaan Muxumed Bade,C/risaaq Axmed Hayaan, iyo dhamaan hawl-wadeenna kala duwan ee Telefishanka Bulsho,waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan,Weriye:C/naasir Guray Meecaad Geeridii ku timi ayeeyadii Marxuumad Xabiiba Abiib Xasan Haaruun. Oo ku Geeriyootay Gobolka Gabiley.waxaanay leeyihiin samir iyo, iimaan ALLE ha ka siiyo Marxuumadan jannatu Fardawsana ALLE ha ka Waraabiyo.

AAMIIN    AAMIIN     AAMIIN