Maamulka Heer Gobol Ee Gobolka Gabiley Iyo Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Ayaa Kulan Dhiiri Galin Ah La Yeeshay Xulka Gobolka Gabiley+Sawiro

Hargeisa(GNN):- Maamulka heer Gobol Iyo Heer Degmo oo Ay Weheliyaan Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Ayaa Kulan Qado Sharaf ah La Yeshay Ciyaartoyga U  Safan Doona Ciyaaraha Gobolada Dalka Somaliland, Waxaan Minaasibada oo Ay Mid Dhiiri Galina, Waxaana Khudbado kaftan Iyo Waanno Ah usoo jeediyey Dhalinyartan Ka Qaybgalidoona ciyaaraha Gobolada Maayirka Golaha Deegaanka Xoghayaha Dawlada Hoose Kusimaha Badhasaabka Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Iyo Waxaana Gabagabadii Halkaa Isaguna Kala Hadlay Wasiiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Mudane Shacayb Maxamed Muuse Isagoo Dhalintan Ku Dhiiri galiyey Inay Horseed Ka Noqdaan Ciyaaraha gobolada,

Halkan ka Daawo Sawirada jawiga Munaasibadan.


11999083_1462633474067325_4898400331047019489_n (1)
11986318_1462633864067286_5256699833326392704_n11999083_1462633474067325_4898400331047019489_n 12002308_1462633797400626_7045604833549509956_n 12002741_1462633270734012_7284472168453403040_n (1) 12002741_1462633270734012_7284472168453403040_n 12002870_1462633534067319_6233406623591494265_n (1) 12002870_1462633534067319_6233406623591494265_n 12003153_1462633197400686_7801086919229917260_n (1) 12003153_1462633197400686_7801086919229917260_n 12004102_1462633700733969_7301483354062870343_n 12006278_1462633927400613_8106313306935544622_n 12009708_1462633580733981_7168096830829753013_n (1) 12009708_1462633580733981_7168096830829753013_n 12011250_1462633634067309_7384922195846935475_n 12011311_1462633967400609_506682830632876535_n

Log1

Editor  Axmed Almis